U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guure

Magac Lab
Xaraf GSubg GU5 xar
1

Socodka habeenkii la socdo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xakiimo Guure oo ah hooyo mehradeedu shaqo ay tahay wareejinta cajiinka kuna nool kaam ku yaal degmada Kaaraan ayaa waxay xaaladeeda caafimaad ay aheyd mid aan caadi aheyn wanaagsaneyn sababo nafaqo daro awgeed.

”
“

Labada askari ee la dilay ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray: Cabdi Sankuus Cabdi iyo Cabdullaahi Jiinow Guure, iyadoo halkii lagu tooganayay ay ammaankeeda adkeeneen ciidammo ka tirsan Dowladda Somalia.

”
“

Xaliimo Bisin Nuur oo ah umulisada Xakiimo Guure ayaa sheegtay in markii in wax dhibaato ah kala kulmin umulintooda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guure - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD