U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kab1

Magac Lab
Xaraf KSubg KA3 xar
1

Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato.

2

In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Fartaag lug ayaa si aad ah u burburtay, lugta kalena wey jabtay, waxaana ka saarney kab," ayuu yiri Dhaqtar Timir.

”
“

David Beckham, ayaa nabar soo gaadhay, kadib markii Tababare Ferguson oo cadhaysani ku laaday kab buudh ah, iyagoo ku jira gudaha qolka dharka ay iskaga beddelaan kooxdu, taas oo isha dusheeda kaga dhacday kabtanka.

”
“

Ninkana waa in haddii uu gabadha ka baxsado isagana lagu ciqaabaa in timaha laga xiiro oo kab lagala dhaco madaxa ilaa subax ilaa inta ay cadceedu ka dhacayso.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD