U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wey

Magac Lab
Xaraf WSubg WE3 xar
1

Hilib uu ka soo gooyo halgamuhu neefka uu soo dilo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bulshadu intaa wey isbedeleysaa, wixii dembi ahina wuxuu isla bedelaa waqtiga.

”
“

Kuwa doorasho diidka ahi waxay caadeysteen iney ku doodaan haddan weyno sidaan rabno Puntland wey burburaysaa, waa la dagaalamayaa, waa la baaba’yaa, waa, waa iyo waa.

”
“

Iyada oo intaas le'eg bay waxay doonto qabsan kartaa, wey tarmi kartaa, wax cuni kartaa, socon kartaa, wax qaban kartaa sida noolaha kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD