U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laf

Magac Dheddig
Naxwe-fo, m.l
Xaraf LSubg LA3 xar
1

Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda.

2

Bur yar.

3

Qolo; jilib.

4

Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha.

5

L.tayda (taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa. lafaggur1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba Madaxweynaha, waxaanu leenahay adigoo ku mahadsan, sida sharafta leh ee aad noo qadarisay, nooguna magacowday degmo cusub, in saddexdaasi School ee aan soo sheegayna wax nalagala qabto, sababtoo ah waa laf-dhabarta da’yarta ama dhalinyarada.

”
“

“Markii aan gaadhigii joojiyey ayuu ka degey oo u tegey niman tuutihii Ameerikaanka xidhan oo wada laf weyn oo meesha gaadh ka ahaa.

”
“

Maansadan Gaadh-haye oo uu tiriyey Mujaahid C/Salaan Yaasiin, wuxuu kaga hadlayaa halgankii loo soo galay Gobonimada Somaliland, iyo sida loogu baahanyahay in la ilaaliyo midnimada iyo Cadaaladda oo ah laf-dhabarta halgankii SNM.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-fo, m.l

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD