U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaambi

Fal Magu (1)
Naxwe-iyay, -iday; -iyi
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Horay iyo gadaal si welwelsan ugu socosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mid-mid ayaa meeshii looga kacay iyadoo murugo iyo is ciil-kaambi hoos la wada eegayo.

”
“

Is Ciil kaambi baa dilay, garsho la’aan kamay ahayne waxa jiidanayey qalbi qaarado iskaga gooshay oo aanay nolol iyo geeriba war iyo wacaal u haynin.

”
“

Dhib hadduu ku gaaro, midkii kuu geystay iyo kii ku taageeray iyo waliba midkii ku yiri waxbaan kuu qaban ee haddana kaa daystay intuba isma darajo dhaamaan, waa ciil iyo ciil-kaambi, hadmaa dulmanaha magtiisa la siin doonaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-iyay, -iday; -iyi

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaambi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD