U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wacaal

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA6 xar1 Tusaale
1

Wax jira; war; xog. .

Tusaalooyin

“

War iyo w. midna uma hayo

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhegaystayaashayada dhagada mad-madow lahow, waxa la soo gaadhay waqtigii aanu idin huluuqsiin jirey wixii war iyo wacaal caro-edeg ka jiray,waxaana maanta dal-dalistiisa u biyeystay weriye Mr: War-jiir.

”
“

Is Ciil kaambi baa dilay, garsho la’aan kamay ahayne waxa jiidanayey qalbi qaarado iskaga gooshay oo aanay nolol iyo geeriba war iyo wacaal u haynin.

”
“

Akhyaartayada indhaha dhegaha qool-qoolaabanow waxaanu iminkana idin huluuqsiin doonaa war iyo wacaal wixii aan caro-edeg idiinka soo faromaroojiyey, waxaana maanta idinku cawdhin doono weriye Ina Af-buushe.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wacaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD