U gudub nuxurka bogga
SABAAD

murugo1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MU6 xar
1

ld murug2 (1)

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa uu sidoo kale sheegay Sarkaalkaan in falkaasi ahaa arin murugo oo aysan fileyn iyagu laakiin si kastey ahaataba ay baaritaanu ku hayaan cidii ka danbeysay falkaasi.

”
“

Ruuxba Dacal Ka Sudhay (Mustafe Rooble Xasan (Suge)) 7ba marin oo dhibaatiyo iyo murugo ah.

”
“

March 1974-kii markii uu bilowday dhaqdhaqaaqii u horeeyey shacabka waxa u muuqday oo keliya inay jirto murugo iyo cadho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
murugo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD