U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daawo1

Magac Lab
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf DSubg DA5 xar
1

ld taawo1. dąawo1 m.dh 1. Maaddo cudurrada

Tusaale Dheeraad ah3

“

Walaal Caawi Wiilkaan yar ee dhibaataysan (Daawo Sawirada.) Walaalka Muslimka ahow caawi C/raxmaan Axmed Maxamed oo ah wiilkaan yar oo seddax sano jir ah..

”
“

Askartu waxay ka mid yihiin qoysaska dan yarta ah ee in ka badan 80% dakhligoodu ku baxo cunto, daawo iyo dhar dibadda laga keeno, kolkaa cashuurtan la kordhiyey waxay kharashkooda ku biirinaysaa ugu yaraan 28%.

”
“

Laakiin, halkii daawo laga filayay, waxay noqotay tallaabadaasi mid dillaacisa eelkii guntanaa, waxaana si cad loo maqlay is-mari-waagga hannaanka shirka ee ka dhex alloosan dalalka IGAD igmatay, taas oo hadda ka hor heerkaa gaadhin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daawo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD