U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jifo

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JI4 xar
1

Xoolo horumaris ahaan loo siiyo cid wax laga dilay ama laga dhaawacay.

2

Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka; Jinfo.

3

Birgoobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo.

4

Xigto. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxa uu ii sheegay in darwalka ama milkiilaha gaariga ay isku jifo yihiin Md.

”
β€œ

Waa faan ku salaysan qawmiyado ama qaramo, balse Soomaalida silicsan waxay ku indho iyo dhego beelen faan naafo ah oo ku qotoma jifo jifo ama jilib jilib.

”
β€œ

Madaxyuubka oo is-labarogiisii sii wata, wuxuu isha soo mariyay Jifo mici dheer iyo Jifo dabadheer iyo degmooyinka Dila, Wajaale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J Β· JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jifo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD