U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabadheer

Fal Magu (4)
Naxwe-raa, -rayd
Xaraf DSubg DA9 xar
1

Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm).

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waa sanadkii ay dhacday dabadheer oo dadkii qaarna loo raray Jubooyinka qaarna xeryo gargaar looga furay Bixin.

”
β€œ

Dad badan oo ay aafeeyeen abarihii dabadheer ayaa la dejiyay Dajuuma, Sablaale, Kuntur-wareey iyo meelo kale.

”
β€œ

Madaxyuubka oo is-labarogiisii sii wata, wuxuu isha soo mariyay Jifo mici dheer iyo Jifo dabadheer iyo degmooyinka Dila, Wajaale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-raa, -rayd

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabadheer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD