U gudub nuxurka bogga
SABAAD

silicsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf SSubg SI8 xar
La Mid AhsilacsanFal Magu (4)
1

Wax silic hayo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa faan ku salaysan qawmiyado ama qaramo, balse Soomaalida silicsan waxay ku indho iyo dhego beelen faan naafo ah oo ku qotoma jifo jifo ama jilib jilib.

”
“

Dad ayaa bad iyo berri ku silicsan, dadna waxay cuneen ayaa ka tan badiyey oo caafimaadkoodii hoos u dhigay cayil daraaddiis.

”
“

Haddii aan nahay qawmiyadda ku silicsan Geeska Afrika, waxaynu u baahannahay culimo sidaas oo kale ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
silicsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD