U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jameeco

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf JSubg JA7 xar
1

Dad isku meel wada deggan oo ku nool.

2

Ururo diimeed oo meel wada deggan.3. Dad salaad wada tukanaya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jameeco baardheere waxay aheyd Jameeco diineed oo uu hogaamin jiray sheekh ibraahim, wuxuna caan ku ahaa fidinta Diinta Islaamka, magac weyna ku lahaa dadyowga soomaaliyeed ee deegana deeganada hadda lagu yeero South West Somalia.

”
“

Waa masaajidkii imika la yidhaahdo jameeco weyn.

”
“

Ilaahay haw naxariistee Marxuum Xaaji Faarax, wuxuu ka mid ahaa odayaashii iyo culimadii waaweynayd ee laga magac-baxay reer Jameeco-weyn, waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sanadkii 1827, sida ay ii sheegeen dad xog-ogaal u ahaa taariikhdiisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jameeco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD