U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ildaran

Fal Magu (4)
Naxwe-rnaa, -rnayd
Xaraf ISubg IL7 xar
1

Wax aad u liita ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

In ka badan 180 ruux oo isugu jira caruur iyo dad waaweyn oo la ildaran cudurka shubanka ayaa yaala Isbitaalka Banaadir kuwaasoo laga kala keenay deegaanada ku xeeran gobolka Banaadir.

”
“

Waxaa ku dhaawacmay kumanaan la ildaran dawo iyo daryeel la’ aan.

”
“

Anigoo murugo la ildaran ayaan maansadan qabsaday, bal inaan Muqdisho kala hadlo amarrada ku dhacay, masiibooyinka aan kala joogsanayn, iyo hagrashadu meeshay ka timi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-rnaa, -rnayd

Xarafka

I · IL

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ildaran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD