U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dawo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA4 xar
1

ld dąawo1. ld dawaco

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka deggen gobolka Hararge qaarkood, waxaa kale oo ay rumaysan yihiin in qaadka loo isticmaalo dawo ahaan oo lagu daweeyo cudurrada Jabtida, Xiiqda, Xumadda iyo Qufaca wada socda.

”
“

oo isugu jira raashin, dhar, dawo iyo taayirada baabuurta, wuxuuna ku socday dekedaha Kismaayo iyo Ceel Macaan.

”
“

"Dalka Pakistan oo aan booqasho ku joogo ayaan waxaan wada galnay heshiis ganacsi oo baaxad weyn, kaasoo ay ka mid tahay in Somalia loo dhoofiyo raashin, dawo iyo agab kale oo tayo ahaan iyo caafimaad ahaan wanaagsan" ayuu yiri Cirro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dawo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD