U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hubanti

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HU7 xar
1

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa hubanti ah in lacagtaasi ku dhowdhow siddeetanka kun ee doollar wax badan ka tari lahayd tababarka iyo dhaqaalaynta shaqaalaha wasaaradda oo dayac badani hadda ka muuqdo.

”
“

Haddii xafiisyadeena ay ka hawl galaan tiro badan oo tayadaa lihi waa hubanti in aynu aad uga fogaan lahayn halka aynu maanta joogno.

”
“

Hadii uu waayo lacag uu ummada ku iibasado waxa hubanti ah in mashaakilkeenu yaraanayo oo kii madaxweyne noqdaaba uu raadin doono raali galinta shacbiga iyo inuu danihiisa ka shaqeeyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hubanti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD