U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hordhac

Magac Lab
Naxwe-cyo, m.dh
Xaraf HSubg HO7 xar
1

Arar (suugaanta); gogol.

2

Hadal kooban oo qoraal ah, oo ujeedada buugga lagu koobo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kulankan oo ahaa mid ay kasoo qaybgaleen dhamaan mudanayaasha baarlamaanka ee khilaafku u dhexeeyay, waxayna yeesheen kulan hordhac ah oo ay labadan koox isku fahmeen, iyagoo markaas kadibna yeeshay kulank guud.

”
“

Guud ahaan magaalooyinka oo dhan salaaddii hore markii uu waagu guduutay ayey wadaadadu tak-biirta la oogsadeen, taas oo hordhac u ahayd salaadda ciidal-fidriga, iyadoo ay dadku isugu soo baxeen garoomada iyo masaajidada waaweyn ee magaalooyinka.

”
“

Baahinta cajaladan oo hordhac ahayd waxay baahiyeyaasha Al-jazeera ballan-qaadeen inay iyada oo sheekadaasi dhammaystiran sii dayn doonaan maalinta Khamiista ee foodda inagu soo haysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-cyo, m.dh

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hordhac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD