U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hoggaansan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay; -ami
Xaraf HSubg HO10 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gebogebadiina waxaa lagama maarmaan ah in laga soo wada baxo xilka ina saaran madax iyo shicib-ba si loo helo madax toosan iyo shicib u hoggaansan.

”
“

Tixda kor ku xusan waxay muujineysaa waxa qofka Somaligu gaar ahaan dhallinyaradu ay sheegtaan mark la weydiiyo dhalashadooda, aqoonsigooda, halka ay daacada u yihiin ama ay u hoggaansan yihiiin.

”
“

Waxaa lagaga gudbi karaa iyadoo la helo cilmi, aqoon, akhlaaq, iyo awood laga siman yahay ayna jirto sharci u dejisan oo ay beeshu u wada hoggaansan tahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay; -ami

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hoggaansan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD