U gudub nuxurka bogga
SABAAD

akhlaaq

Magac Dheddig
Xaraf ASubg AK7 xar
1

Dabeecad, dhaqan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kuwaas oo uu ku tilmaami jiray isa-saamayska dhaqanka iyo horumarka, isaga oo fiiro iyo garasho dheer u lahaa baahida loo qabay akhlaaq san, xiriir suubban oo bulsho iyo qofnimada oo la weyneeyo.

”
“

Waa inuu yahay qof akhlaaq wanaagsan oo raali galin kara qofka uu wax u sheegayo balse haddii uu caayo isaga oo isleh wanaaji qofkii wuxuu u siyaadiyay xumaan kale.

”
“

Waxaana muhiim ah in la sameeyo kooxo gaar ahaan u qaabilsan la dagaalanka akhlaaq xumida noocan oo kale ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

A · AK

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
akhlaaq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD