U gudub nuxurka bogga
SABAAD

toosan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf TSubg TO6 xar
1

Wax aan qallooc ama leex-leexad lahayn ahaansho.

2

Wax aan qalad lahayn ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marka Dawladdii talax gabto ee ay dhabbada toosan ka lunto, dadkeeday ku rafataa.

”
“

Xididka ugu horeeya ee geedku sameeysto markuu dhasho, waxaa loo yaqaanaa Xidid dhexaad kaas oo si toosan u gala dhulka, isla markaana saldhig u ah dhamaan qeybaha xididada.

”
“

Marka ay arkaan caalamku xorriyatal-qawlka dalka ka jira iyo nidaamka toosan iyo dadkuna raalida ka wada yihiin, iyagaa ku qabsan inay daneeyaan iyo ictiraafba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

T · TO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
toosan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD