U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xusan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf XSubg XU5 xar
1

Wax la xusay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

FG: lacagtaas kor ku xusan cadaynteeda hadii loo baahdo waxaan ka hor cadayn karaa Golaha Guurtida.

”
“

. Dowladda Federaalka Ku Meel Gaar ah ee lagu dhisay faqradda (8) waa inay ku gaarsiisaa dhammaan dalka Soomaaliya habka Federaalka sannad (1) gudahiis, haddii ay guuldareysatana waxaa lagu dhaqmayaa faritaanada Qodobka 11(8) ee kor ku xusan.

”
“

Baarlamaanka hadda jira awood sharci ah uma laha in ay doorasho u cusbooneysiiyaan shir-gudoonka iyo Madaxweeynahaba iyadoo waqtigii uusan weli dhammaan, sababaha Axdigu sheegaayo ee kor ku xusan aysan jirin sida lagu sheegay Warsaxaafadeedka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xusan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD