U gudub nuxurka bogga
SABAAD

heegan1

Magac Lab/Dheddig
Xaraf HSubg HE6 xar
1

Col yar oo col weyn dib u reeba; raacdareeb.

2

Wax diyaar ah. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca Koonfurta ayaa heegan la geliyay ciidamdooda, Waxa ayna sidoo kale xireen wadooyinka ka leexda Wadada Aada gobalada Koonfureed ee Soomaaliya, si aysan kooxahaasi geesaha u adaan.

”
“

Masalan maanta dalkeena gobolo dhan ayaa maqan, in wax la iska celinayaana waa lama huraan, ragba waa ku raggeed yaa Hitler inaga dhicin kara, yaa umadda abaabul iyo heegan galin kara, maanta waa maalintii geesigu dhiidhiyi jiray.

”
“

Sida ay ku waramayaan warfidiyeenada ku sugan degmadaasi majiraan wax dad ah oo xalay Ciidamdu kusoo qabteen Bandowgaasi,haseyeeshee waxaa ilaa xalay Heegan kujiray Ciidamada oo baado goobayay Cidjebisa Amarka Bandowga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

H · HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
heegan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD