U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haydarojiin

Magac Lab
Naxwekiim.
Xaraf HSubg HA11 xar
1

Summadda H. Curiye neef ah oo ur iyo midab midna aan lahayn. Waa curiyaha ugu fudud uguna badan adduunka. Wuxuu ku jiraa biyaha iyo dhammaan iskudhisyada organikada ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhamaan curiyaha ka soo biloow mida koowaad ee Haydarojiin oo leh tiro atomic 1 ilaa laga gaadho curiyaha 118 Ununoktiyaam waxaa la helay wakhtiyo kala duwan iyo meelo kala duwan; ayadoo curiyaha 113, 115, 117 iyo 118 aan wali la xaqiijinin.

”
“

Falgalkan waa hal Malakuyuul Haydarojiin iyo hal atom Ogsajiin ah.

”
“

" Cirjeex iyo Raage " " isku dhisyo haydarojiin iyo hiliyaam "

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

kiim.

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haydarojiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD