U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hareeri

Magac Lab
Naxwehareeri, m.dh
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Geed aan qodax lahayn, dhirta waaweyn ka mid ah oo toos u baxa.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

"Dadka ku dhintay Qaraxa, waxay dhamaantood ahaayeen caruur, waxayna isugu jireen shan wiil iyo gabar dhamaantoodna ahaa walaalo" ayuu yiri Hareeri oo intaas ku daray in qaraxan oo kale uusan horay uga dhicin degmada.

”
β€œ

Haweeney ka mid ah Dadka degmada Galcad oo aan la xiriirnay ayaa sheegtay in Roobabku ka de'een deegaanada Bud-bud,Cali Afrax,Ceel-hareeri iyo kuwo kale o ku xeeran degmadaasi.

”
β€œ

Qaraxa ayaa ahaa mid ka dhashay mino, waxaana gudoomiyaha degmada Balanbal Hareeri Xasan Barre uu saxaafada u sheegay in qaraxa laga maqlay deegaanada ku dhow Balanbal, uuna qaraxu dhacay xili ay qoysku raashin karsanayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

hareeri, m.dh

Xarafka

H Β· HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hareeri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD