U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mino

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MI4 xar
1

Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Haddaba Dawlada Hoose waa inay maamusho: Mino shiibiyada Cashuuraha ururiya.

”
β€œ

Qaraxa ayaa ahaa mid ka dhashay mino, waxaana gudoomiyaha degmada Balanbal Hareeri Xasan Barre uu saxaafada u sheegay in qaraxa laga maqlay deegaanada ku dhow Balanbal, uuna qaraxu dhacay xili ay qoysku raashin karsanayeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M Β· MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mino - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD