Tusaale Dheeraad ah3
C/fitaax Axmed Qodax oo wax laga waydiiyay dilka lagu xukumay ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay, isla markaana loo diiday in uu qabsado wax qareen ah oo isaga ka difaaca Eedeymaha lagu soo oogay.
βCabdi Fatax Axmad Daahir Qodax ayaa Xeer-ilaaliyaha gobolka Barri Axmad Taaran ku eedeeyey in diley dhibane Cabdulahi Cali Cusman "Kaar" isaga oo aan wax dhib ah u gaysan balse ujeedkiisu ahaa inuu khal-khal galiyo amaanka Puntland.
ββImisa ayay qodax inaga keentay dhiig,β ayay yiraahdeen xubnihii Iskaashato, βama uu dhagax ciddiyaheenna bannaanka soo dhigay.
βFalanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
-dxo, m.l
Q Β· QO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
