U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gufaaco1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf GSubg GU7 xar
1

Roob dabayl soo harbinayso.

2

Hirar waaweyn oo dabayli ku dheehantahay oo badda kacsani soo daacdo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Jiilaal dheeraaday oo dad iyo duunyoba itaal beeleen, hillaac onkod iyo gufaaco roobaad iyo guyaad horseed u ah ayey ahaayeen.

”
“

Waxay aad u danayn jirtay Heeso Jacayl ahaa, oo laga sii deyn jiray Raadiyo Muqdisho, sida:-"Kii dhab ah Jacaylkuba","Baar-baxay(Alam dheh,alam gariir dheh)","Gufaaco" iwm.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gufaaco - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD