U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gariir1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wararka) - Ugu yaraan 150 qof ayaa ku dhintay, ilaa 300 oo kalena waxa kasoo gaadhay dhaawacyo kadib markii uu dhul-gariir ku Dhuftay gobolka Bangool ee dhinaca bari dalka Turkiga subaxnimadii hore ee shalay.

”
“

Laba gool oo ay ka daba keentay Leeds ayaa markale naxdin-gariir ku riday shayaadiinta cas-cas, kadib markii ay labadaa gool u kala dhaliyeen Ian Harte iyo Lee Bowyer.

”
“

Waxay aad u danayn jirtay Heeso Jacayl ahaa, oo laga sii deyn jiray Raadiyo Muqdisho, sida:-"Kii dhab ah Jacaylkuba","Baar-baxay(Alam dheh,alam gariir dheh)","Gufaaco" iwm.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gariir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD