U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jiilaal1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf JSubg JI7 xar
1

Afarta xilli mid ka mid ah, oo u dhexeeya dayrta iyo gu'ga; diraac.

2

Xilli kastoo aan roob iyo barwaaqo lahayn (siiba diraacda iyo xagaaga).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isla markaana waxay wararku sheegeen inay xisbiga KULMIYE uga mahad celiyeen booyado biyo ah oo ay dhawaan u direen deegamadaasi oo biyo la’aan iyo jiilaal ka jiro.

”
“

Xiligu waxa uu ahaa Jiilaal waxaana dhulka ka jirey abaaro iyo oodo kulul, taas darteed-na xaaluf iyo biyo la’aan ayaa arladda ka jirta, sidoo kale waxa dhacaya omos iyo siigo jiilaal.

”
“

Haradaas gacan biyaha ku soo shuba ayay leedahay oo aan gudhayn gu'a iyo jiilaal.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jiilaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD