U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gubasho1

Magac Fal
Xaraf GSubg GU7 xar
1

.dh gubo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Agaasimaha Isbitaalka Dayniile ayaa sheegay in dhaawacyadii xalay la gaarsiiyay Isbitaalka ay qaarkood ay qabaan dhaawacyo u gubasho, isagoo xusay in dhamaan la seexiyay Isbitaalka, isla markaana aysan jirin cid ku dhimatay Isibtaalka.

”
“

Dhaawacyadaan ayaa u badnaa ardaydii iyo waalidiintooda oo ay soo gaareen dhaawacyo aad u xun oo gubasho u badan.

”
“

Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu ku arkay isbitaalladaas uu booqday dad ay gaareen dhaawacyo ka dhashay firir iyo gubasho qarkoodna loo sheegay inaan dalka gudihiisa waxba looga qaban karin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

3

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gubasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD