U gudub nuxurka bogga
SABAAD

firir1

Magac Lab
Xaraf FSubg FI5 xar
1

Cadad ama dhibco yaryar oo ka soo faniinay wax is haystay ama qarxay. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Daahir Cismaan Shuuriye oo ah Indhoole ka tirsan dadkii uu madfacu waxyeleeyay xili ay afurayeen ayaa saxaafada u sheegay in jirkiisa ay galeen in ka badan 7-firir oo kasoo go'ay madfacii dadka badan laayay.

”
“

Ayeeyadan oo magaceeda sheegi waday argagx awgiis ayaa waxay sidoo kale xustay in iyada uu gaaray dhaawac aad u fudud oo firir ah, waxayna dhaawacyada gaaray qoyska ku tilmaantay kuwo culus.

”
“

Sidaan horay u soo sheegnay Jecaylku waa dareen, naxariis, hami, doonid, ka firir, xaalad iyo rabitaan qof u qaado ama hayo shey, qof, walax ama wax kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
firir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD