U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gabaabsi

Magac Lab
Xaraf GSubg GA8 xar
La Mid AhgabaabsashoMagac Fal
1

.dh gabaabso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bohol 700 mitir dhulka hoostiisa ah ayey ku xirmeen, gudcur ugu damay, kul ba’ani ku haleelay, dhuunigii gabaabsi noqday, ifka iyo uummanihii ku noolaa la kala xiriir furtay.

”
“

Labadeeda waallid iyada oo qudha ayey ka naxaan wax ubad ah, da’dooduna hadda waxa ay joogtaa gabaabsi oo wax rajo ah oo ay ka qabaan ubad ay dhalaan ma jirto.

”
“

Waxaa ka muuqatay farxad iyo ray-rayn badan, iyaga oo rumaysnaa in laga takhalusay ururkii SNM ee ay u yaqaaneen “Qurmis”, waa horraantii bishii May 1988-kii, maalmahaana waxaa gabaabsi ahayd bisha barakaysan ee Ramadaan oo la soomanaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gabaabsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD