U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barakaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf BSubg BA10 xar
1

Wax barako leh ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Iyada oo la qadarinayo bisha barakaysan ee Ramadaan waa in ololaha doorashada madaxtooyadu ee 2009 bilaabmaa lixdan maalmood ka hor maalinta codbixinta, dhamaadaana 48-sacadood ka hor maalinta codbixinta, arrinta waa in la waafajiyaa xeer.

”
“

Pop John Paul wuxuu xusay dhibaatooyinka ay colaada bariga dhexe u geysatay dhulka barakaysan ee ku yaal bariga dhexe.

”
“

Sida uu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray afhayeenka madaxtooyada, Cabdi Idiris Ducaale, wuxuu madaxweynuhu ku beegay munaasibada Ciida barakaysan ee ciidal-udxada, wuxuuna cafiskaasi dhaqan galayaa laga bilaabo February 9, 2003, oo ahayd shalay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barakaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD