U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bohol

Magac Dheddig
Naxwe-lo, m.l
Xaraf BSubg BO5 xar
1

Jeex hoos u dheer biyo iwm sameeyeen oo dhulka ku yaal.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hadday wada P.M tahay buruud kiciyaa dul yaal, waxay bohol jiidhayaan libaax bulbullaa ku jira, in baal sidataa dahsoon, in baabbacalaa digtoon, dhashii Beder baa xidhxidhan biddena camalkiis u daa.

”
β€œ

Bohol 700 mitir dhulka hoostiisa ah ayey ku xirmeen, gudcur ugu damay, kul ba’ani ku haleelay, dhuunigii gabaabsi noqday, ifka iyo uummanihii ku noolaa la kala xiriir furtay.

”
β€œ

Sidoo kale, sarkaal u hadlay ciidamada Dowladda ee ku sugan degmada Luuq ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Bohol-Bashiir, isagoo aan ka hadlin khasaaraha kasoo gaaray dagaalka iyo midka ay u geysteen Al-shabaab.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

B Β· BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bohol - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD