U gudub nuxurka bogga
SABAAD

firimbi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf FSubg FI7 xar
1

Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Firimbi ayaa ku soo aaday xilli magaalada Muqdisho ay bandow tahay muddo saddex habeen ah, kaasoo u muuqda inay dadweynaha u hoggaansameen isla markaana u arkeen mid qeyb weyn ka qaadanaya nabad ku soo dabaalida G/Banaadir.

”
β€œ

Firimbi ayaa dagaalkii sokeeye ku biiray USC-SNA ee uu hoggaaminayey Gen.

”
β€œ

C/llaahi Xasan Ganey Firimbi waxa uu mar kale ugu baaqay qeybaha magaalada Muqdisho inay guryahooda ku ekaadaan isla mark-ana dhowraan awaamiirta dowladda ee ku aadan bandowga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

F Β· FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
firimbi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD