U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dalool1

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf DSubg DA6 xar
1
2

Saddex qaybood oo wax loo qaybshay middood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taageerayaal u badan dhallinyaro ku lebisan dirayska qaranka Talyaaniga ayaa buuxiyay laba dalool marka saddex meelood loo qaybiyo daawadayaashii kulankaas oo kor u dhaafay 40 kun oo qof.

”
“

Xuub kale oo cusub ayaa si dhaqsi ah uga samaysa oogada, halkii dalool cunteedku unugga ka soo galay.

”
“

Dheefta xayawaanka waxaa shiida insaymyo usii daaya saytoobalaasamku, insaymyadaas oo u gudba xagga dalool cunteedka oo la falgala walxaha cuntada ku jira.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dalool - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD