U gudub nuxurka bogga
SABAAD

foori1

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FO5 xar
1

Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xubnihii Kalkaal ee dhageysanayay hadalkii af-hayeenka ayaa u riyaaqay oo qosol iyo sacabbo-tumis iyo foori hal mar isdaba dhigay.

”
“

Xildhibaanada oo badankood isku meel wada fadhiya ayaa jaanta isla helaya sacab iyo foori, waxaana xaruntii Baarlamaanka mar kaliya isu badashay goob shineemo ah.

”
“

Waxa sacabbo iyo foori la isugu daray odaygii xubnaha Dareeme.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
foori - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD