U gudub nuxurka bogga
SABAAD

filim

Magac Lab
Xaraf FSubg FI5 xar
La Mid AhfilinMagac Lab
1

Daliig dheer, dhuuban, xalleefsan oo dusha laga mariyo maaddo dareemi og iftiinka oo wax lagu sawiro.

2

Muuqaallo sawirro ah, dhaqdhaqaaqa hadala oo la daawado.

3

Fagaaraha lagu daawado aflaanta; shaneemo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Oo inaad filim kii adduunka ugu fiicnaa gashay ayay dadku u arkayaan.

”
“

Ayey waa nin magac kuleh aduunka oo idil taageero badane leh. 1991 wuxuu filim ku helay abaalmarin.

”
“

Labadan oo nooga dhigan labadayada waalid yare, sidii aannu u daawanaynay una ciyaaraynay waxaanu noqonay filim kartoon iyo Game.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
filim - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD