U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiiro

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FI5 xar
1

Daymo, eegmo.

2

Feker.

3

F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fiiro gaar ah: ciyaarahani waxay ahaayeen ciyaarihii SEUKI ee lagu qabtay Swedan.

”
“

Waxa aloosmi kara shucuur iyo xasaasiyad Siyaasadeed, laakiin gebi ahaan waa in qof kastaaba taxadir iyo fiiro dheer u yeeshaa sida ay muhiim u tahay in la ilaaliyo, la difaaco, lana badbaadiyo haykalka dawladeed.

”
“

Inta ka aqriso maqaal kale oo uu horey u qoray: Ma habboona: "guul waa tii aan keeno uun" Fiiro gaar ah:Qoraalkani wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha, loomana fasiran karo midda ceelqaboobe.com here for every thing you wish to find more..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiiro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD