U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shucuur

Magac Lab/Dheddig
Xaraf SHSubg SHU7 xar
1

Dareen; qiiro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxey aniga ilatahay Badiyow wuxuu mujiyay fikir ama dareen ku dhisan Shucuur wadaniyada ah iyo dareen diineed.

”
“

Ka soo qeybgalayaasha bananbaxa ayaa waxaa ka muuqatay shucuur wadaniyeed. waxay ruxayeen calanka somaliya iyo kan mareykanka.

”
“

Cali oo gacanta ku hayay qoraal ay wada-jir u soo saareen, isaga iyo walaaladiisa kale, waxa wejigiisa laga dareemayay shucuur iftiiminaysay yididiilo xoog leh oo gashay intuu dalka joogay ee uu ogaaday xaqiiqooyinka waayaha waddanka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

SH · SHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shucuur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD