U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waddani

Magac Lab
Naxwe-iyiin, m.dh
Xaraf WSubg WA7 xar
1

Qof waddankiisa aad u jecel.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gudoomiyaha ururka WADDANI ee Gobolka Togdheer Mr.

”
“

Waa idaacado waddani ah oo shacabka dalkaass la hadla.

”
“

Lacagtaas waxa la geliyey hadiyado ardaydu soo iibiyeen oo ay ugu talogaleen inay ku sharfaan abwaannada, taas oo u badnayd alaab-dhaqmeed sida gorafyada caanaha lagu cabo, dhiilo, ceedhooyin, fandhaallo iyo cunto waddani ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyiin, m.dh

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waddani - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD