U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dooro1

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DO5 xar
1

Shimbir aan buubin, guri joog ah oo dadku manaafacaadsadaan; digaag.

2

(u) Digaagga middeeda dheddig.

3

Baaro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadii aay doodu tahay qabiil iyo diin kala dooro, waa been ka sheeg runta taala somaaliya.

”
“

Dooro xalaka aad isleedhay waa ugu wanaagsanyahay marka aad latashato dadka oo aad hesho fikiro iyo talooyin farabadan.

”
“

Hadalkan kulul ee ka soo yeeray Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa meesha ka saareysay warar la isla dhex marayay oo sheegayay in Sheekh Xasan Dahir ay hor taalo labo daran mid dooro, waxaana Sheekhu haatan si waafi ah u muujiyay mowqifkiisa dhabta ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

u

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dooro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD