U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diyaarin

Magac Fal
Xaraf DSubg DI8 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shirweynihii bishii May 1991-kii ee lagula soo noqday gobonimada iyo qaranimada Somaliland laguna kala saxeexday dhisid dawlad loo dhan yahay, talada dalkana loo dhiibay muddo laba sano ah ururka SNM laguna go’aansaday diyaarin Axdi qarameed.

”
“

Curiyahan Meitneriyaam lama helo ayadoo dabiici ah, laakiin laabka (laboratory) ayaa lagu diyaarin karaa.

”
“

Buugag badan oo Af Soomaali ku qoran ayaa la daabacay ururin qotodheer iyo diyaarin fog ka dib.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diyaarin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD