U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diryaan1

Magac Lab
Xaraf DSubg DI7 xar
La Mid Ahdayaan1Magac Lab
1

Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid.

2

Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhamman Dadkn Hoose ku qoran waxay Tacsi U diryaan qoyska reer Samatar Surcad meel ay jogaanba geerida ku timi Dr.

”
“

Maamulada Islaamiga ah ee ka jira labada gobol ayaa baaqyo u diray dhinacyada is-haya, iyagoo ciidamo kala dhexgala sheegay inay u diryaan halka ay xiisaduhu ka taagan yihiin.

”
“

Wasiirka dowladaha hoose iyo gobolda Cali Cabdi Aware oo ka hadlayay arinkaan ayaa sheegay in maamulkiisa uu wax ka qabanayo qaylo dhaantaan wixii karaankooda ah isaga oo tibaaxey in ay raashin deg-deg ah u diryaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diryaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD