U gudub nuxurka bogga
SABAAD

durbaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf DSubg DU7 xar
1

(muus.) Qori xordan oo labadiisa af harag khafiif ahi ku dahaaranyahay oo ciyaaraha loo tumo, cod weynna bixiya.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

C/llaahi: Xaajiyow meel cabaar noo jirta ayaa har iyo habeen bulaan ka dhacaa! marna waa la ooyaa, marna mashxarad, alalaas iyo durbaan tun baa ka dhaca.

”
β€œ

Dowladahaas ayaa waxay u durbaan tumanayeen in ay qeyb libaax ka helaan degaanada caalamkii la gumeyanayay.

”
β€œ

Waxaa cado u noqotay in mar kasta shacabkii reer Somaliland loo garaacayo durbaan aan jirin iyo qabanqaabinta doorasho oo iridaha laga soo xidho, markay doorasho soo dhawaataba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

D Β· DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
durbaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD