U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dilaa

Magac Lab
Xaraf DSubg DI5 xar
1

Qof ama bahal aad wax u laaya.

2

Cudur nafleyda safmar u dila.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhibaatada dadka Soomaliyeed ku qabaan Dalak Koonfur afrika ayaa smarb amarka ka sii danbeysa sii kordheysa waxaana ugu yaraan bishii la dilaa dad gaaraa toboneeyo kuwaasoo waxay haystaana laga qaato cid wax ka qabaneysana aaney muuqan.

”
“

Waa afar, Dilaa oo midba nooc Ummada Somaliyeed ku dila.

”
“

Waxaa Soomalida halkaas joogta lagu dilaa oo nafta looga qaadaa, dab lagu gubo guryahooda iyo dukaamadooda, bastoolado, faasas iyo dhagxanba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dilaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD