U gudub nuxurka bogga
SABAAD

digtoon

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DSubg DI7 xar
1

Qof diyaar u ah wax uu filayo ahaansho.

2

Qof si toosan u taagan oo labadiisa lugood si simman isu garab yaalliin ahaansho (millatari).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhexdhexaadnimada aadka u digtoon ee labadaas nin waxay inagu baraarujinaysaa aamusnaanta dad kale oo badan oo arrinka ilaa bilawgii la socday.

”
“

Dhinaca kale maraykanka waxa ka jirta feejignaan weyn oo lagaga digtoon yahay weeraro kale oo loo geysto.

”
“

Hadday wada P.M tahay buruud kiciyaa dul yaal, waxay bohol jiidhayaan libaax bulbullaa ku jira, in baal sidataa dahsoon, in baabbacalaa digtoon, dhashii Beder baa xidhxidhan biddena camalkiis u daa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
digtoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD