U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muran1

Magac Lab
Xaraf MSubg MU5 xar
1

Dood aan layska gar qaadanayn oo asaraar miiran ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhageyso Radio Garowe oo ka soo warmaya goobta lagu dhaariyey Duqa cusub Golahaan ayaa ah kii labaad ee Madaxweynaha soo faragaliyo isaga oo horey u kala direy golihii degaanka ee Bosaso muran kadib.

”
“

Cabsida dagaalkan ayaa timid xili muran xoogan soo kala dhexgaley odaaysha gobolka Sool iyo Madaxweyne ku-xogeenka DGPL Xasan Daahir Afqurac kuwaas oo ka biyo diidsan sababta xukuumada Cadde Muse uga caga jiideyso wax ka qabshada xaalada Lascaano.

”
“

Bal aan jawaab ka raadino dhacdooyinka taariikheed oo run ahaantii ah kuwo muran iyo doodo xooggan ka taagan yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muran - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD