U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhoohan

Fal Magu (4)
Naxwe-hanaa, hanayd/-hnaa, hnayd
Xaraf DHSubg DHO7 xar
1

Qof had iyo jeer aan feejignayn oo waxa hareerihiisa ka dhacaya aan la socon.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhugatiyo cad xaaraan ah iyo dhoohan may cunine Dhamaas lagu takooriyo ma jirin caado dhaaf kale'e Dhab cad iyo ma haysaan daliil meel la sii dhigaye Dhaqankaas cambaaraynayaa saaray dhiillada'e Labadii hiyiga dheehi jirey way ka dheer tahaye?

”
β€œ

Marka aan is idhaa ma adaa mise waa dadkoo dhan oo ka dhoohan arinkan waxa aan hadana is waydiiyaa ma deegaamayn baa mise waa duulimaad?

”
β€œ

Waxayse ka dhoohan yihiin Qoolley qoor-qabasho biyo kuma cabto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-hanaa, hanayd/-hnaa, hnayd

Xarafka

DH Β· DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhoohan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD