U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoolley

Magac Dheddig
Xaraf QSubg QO7 xar
1

Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Boqollaal shimbirood oo qoolley ah oo aan hore loo arkin, ayaa mar keliya guriga saqafkiisii ka oogsaday.

”
“

Waxayse ka dhoohan yihiin Qoolley qoor-qabasho biyo kuma cabto.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoolley - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD