U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dayactir1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA8 xar
1

Dib u hagaajinta lagu sameeyo guri, qalab iwm oo wax ka xumaadeen.

2

Ka ilaalinta wax laga ilaaliyo darxumada iyo baylahda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dakada Boosaaso oo ah isha ugu wayn ee dhaqaalaha Puntland ka soo xaroodo ayaa muddada burburka lagu gudajiray aan helin wax dayactir ah, waxaana ka muuqata dayac aad u xoogan, waxaana Dawladii dhexe ee Soomaaliya ay bur-burtay iyada oo aan dhamaystirin.

”
“

Wadadaan isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo uu burbur xoogan uu ka muuqdo ayaan muddo 30 sano ah helin wax dayactir ah iyadoo howlaha iminka lagu hagaajinaayo ay iska kaashanayaan qaar ka mid ah Hay'adaha Samafalka iyo Maamulka Gobolka.

”
“

Mid ka mid ah Engineerada Warshadaas ayaa sheegay in warshada ay howl geli karto, isla markaana ay u baahan tahay kaliya dayactir, waxaana warshada ay leedahay 154 Mashiin oo dharka lagu soo saari jiray.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dayactir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD